Need Help?
Wixii caawin aad u baahan tahay nagala soo xiriir cinwaanada hoose.
Farriin noo soo dir
FAQs
waa meel si online ah wax loogu barto, adigoo isticmaalaya mobilekaaga ama computerkaaga.
waxay leedahay faaiidooyin badan; sida in waqti badan aysan kaa qaadan, inaadan meel u aadin, in aad shaqooyinkaaga kale ku dhex wadatid iyo qiimaha oo badanaa jaban
Qof kasta oo smart phone isticmaali kara ama computer isticmaali kara waa uu ka faaidaysan karaa.
waa website lagu barto waxyaalaha xirfadaha ah iyo koorsooyinka gaagaaban ee nolosha muhiimka u ah.
Haa. markaad dhamaysato koorsadaada waxaad naga codsan kartaa shahaado caddaynaysa inaad dhamaysatay koorsada.
waxaan ka mid nahay meelaha wax lagu barto kuwa ugu jaban inagoo aan tayada ka tanaasulayn.
waa inaad isdiiwaangelisaa, ka diba doorataa koorsada aad rabtid, lacagta soo dirtaa kadibna waa laguu furayaa.
Hadda waxaan aqbalnaa paymentska gudaha dalka sida, SAHAL, EVC iyo ZAAD. Waxaan kaloo aqbalnaa cryptocurrency iyo paypal. waxaan dhawaan ku soo dari doonnaa in bank card wax lagu gadan karo.
adiga ayey kugu xiran tahay hadba sida aad waqti u siisid. markii aad dhamaysid oo aad aragtid in aad baratay ayaad shahaadada soo dalban kartaa.
Haa macalin walba oo koorso ku dhiga Beta academy waa la heli karaa xiriir toos ah ayeyna leeyihiin ardaydiisa.