KA BARO XIRFADO CUSUB

Adigoo ka baranaya khubarada ku shaqaysa

Goor walba

ma jiro waqti gaar ah oo aad xiisad galayso.
samayso jadwalkaaga oo wax ku baro markaa rabto.

Goob walba

adigoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga baro xirfado muhiim u ah noloshaada.

Qiime yar

marka loo fiiriyo qaabkii qadiimka ahaa ee qaaliga ahaa kan waa qiime jaban

SOME OF COURSES

Simple Smart Money (Advanced forex course)

What Our Students Have to Say

waxaan si fiican uga fahmay crypto currency. awal waan ku wareersanaa lkn hada wax badan baan ka fahmay.
waad mahadsan tihiin beta academy
Burhan
from BOSSASO
inkastoo aanan aad u fahmo badnayn misna wax badan waa ii kordheen.
thanks
Zuhaira
From Nairobi
waxaa jeclaan lahaa inaa soo badisaan koorsooyinka saan u qiimo badan, aad baa ugu baahnahay. xagga practicalkana in la badiyo ayaa rabi lahaa.
any way halkaa ka wada.
jaamac
from Mogadishu
hadda ka dib waxaan rajaynayaa inaan cryptoda ka hadli karo, lacag ka samayn karo sidoo kalana aan ka taxadari karo khatarteeda iyo tuugada.
maxamed Gelle
from Hargeisa
Open chat
Soo dhawoow
Walaal soo dhawow, maxaan kaa caawinaa?